| Home || UK Radio || |

Added: Aug 22, 2008

From: fiirsidotcom

Duration: 10:10

http://www.fiirsi.com waa riwaayad fiican oo lagu sameeyey muqdisho waana qosol iyo shaaciro fiican

Channel: People

Tags: afgooye  banaadir  baydhabo  boosaaso  cabdow  cali  camuudi  cqaadir  daahir  hargeysa  heybe  hiba  juba  kismaayo  lafoole  maki  maxamed  muqdisho  nimca  nuura  qadra  saado  saalim  samatar  somali  somalia  somaliland  soomaali  soomaaliya  xaaji 


Rating: 5.00 (4 ratings)    Views: 6342' favoriteCount='2    Comments: 5

anigamiyaa2 Says:

Aug 28, 2008 - ninwalbow wadankaa wax kuudhaamo maleh mahamed saliim & ajakis ragedii waakabaxsateen somalinabad ah ma arkidonaa ooytin aa igatimid ilahow somali nabad nooga dhig somali waydhibtootay

guryosamo Says:

Sep 18, 2008 - wadankaa waxkuu dhaamo maleh waa sax anagaa so aragnay qurbo waxuu yahay. alloow wadanka nabad nooga dhig, waala wareeray soomali meelkasta ooy joogtaba,

reerxamar1 Says:

Oct 30, 2008 - xxxxxxxxxxxxxxxxx ala xaada

saadaq636 Says:

Oct 30, 2008 - wax kastoo dhaca wadan keyga wan jeclahay

Diikoow Says:

Nov 11, 2008 - xaqiiqdii xasuuswaaye videogaan. sadaxda nin oon xusi karo oon aqoonta buuxa u leeyahay waa saalax dheere, Ajax iyo cabdixakiin. viva majaajiliinta soo baxeen dalka markuu burburay